Day: April 10, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {10-04-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

UNICEF oo Soomaaliya u soo magacowday wakiil cusub

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta oo Sabti ah kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho waraaqaha.

Read More
Somali News

DF Soomaaliya oo Mareykanka kala hadashay taageerada ciidamada xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga xukumadda Soomaaliya,  Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay sakiil ka tirsan taliska ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya. Labada.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (10-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Uncategorized

Barnaamijka Kulanka KNN (10-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (10-04-2021

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Burhaan.

Read More
Somali News

Natiijada kiiska dilkii C/Xakiin Dhegajuun oo lagu wareejiyey Xeer Ilaalinta Guud

Muqdisho-KNN-Guddigii ay xukuumadda Soomaaliya u xil saartay baaritaanka dilkii guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhegajuun oo maanta galka baarista kiiskaas ku.

Read More
Somali News

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Baydhaba iyo khasaare ka dhashay

Baydhaba-KNN-Magaalada Baydhaba ee gobolka Bay waxaa ka dhacay qarax is-miidaamin ah, kaas oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Qaraxaas waxaa fuliyey qof.

Read More
Somali News

Dagaal culus oo ka socda gobolka Marib ee Yemen

Dagaalka loogu jiro gacan ku heynta gobolka muhiimka ah ee Marib ee dalka Yemen ayaa sii xoogeystay, iyadoo 24-kii saac ee la soo.

Read More
Somali News

Taliska booliska Beledweyne oo soo saaray amarro ka kooban seddax qodob

Beledweyne-KNN-Taliyaha ciidanka booliska magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan Maxamed Maxamuud Rooble ayaa soo saaray amarro lagu soo rogay gaadiidka ka baxaya iyo kan.

Read More