Day: April 12, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {12-04-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Qaar kamid D.Gobolleedyada oo war ka soo saaray Go’aanka Golaha Shacabka

Dowlad-gobolleedyada Galmudug, Koofur Galbeed, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir ayaa taageeray muddo kordhinta ay xildhibaanada Golaha Shacabka u sameeyeen Hay’addaha Dowladda. Hoos ka akhriso

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (12-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Xasan Sheekh “Isku dayga ah in muddada xoog lagu kororsado waxa aan aqoonsanahay Afgembi”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, haatanna ka mid ah musharaxiinta mucaaradka ee doorashada madaxtinnimada Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay go’aankii maanta ee.

Read More
Somali News

Suudan iyo Masar oo ku gacan seyray dalabka Itoobiya ee xallinta muranka biyaha Nile

Masar iyo Suudaan ayaa ku gacan seyray codsi uga yimid Itoobiya oo ku saabsan inay soo magacaabaan khuburro ka shaqeyn doono sidii laisku.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (12-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim Iyo Yoonis.

Read More
Somali News

Wasiir Oomaar oo diiday xilka wasiir ee loo magacaabay

Maxmed Cabdullaahi Sallaad Omaar, Wasiirkii hore ee wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya oo iskushaandheyn lagu sameeyay Golaha Wasiiradda Soomaaliya loogu magacaabay in.

Read More
Somali News

Cabdi xaashi oo ka horyimid qaraarka ay gaareen golaha shacabka

Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi xaashi Cabdullaahi ayaa ka hor-yimid muddo kordhin ay maanta xildhibaanada Golaha Shacabka u sameeyeen Hay’addaha dowladda..

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (12-04-2021

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Liibaan.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay qaraarka ay gaareen golaha shacabka

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo.

Read More