Day: April 13, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (13-04-2021)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo darajadii ciidanka ka qaaday Taliyihii hore ee Booliska gobolka Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa xeer madaxweyne darajadii ciidanka kaga xayuubiyey Taliyihii hore ee Booliska gobolka Banaadir S/G, Saadaq.

Read More
Somali News

Midowga Yurub oo ka horyimid muddo kordhin ay sameeyeen golaha shacabka

Dalalka midowga Yurub ayaa waxay sheegeen in tallaabadii ay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya muddo 2 sano ah xilka ugu kordhiyeen madaxwayne.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (13-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Mowliid Xaaji Cabdi Iyo Cabdisataar.

Read More
Somali News

Madasha Badbaado Qaran oo war cusub ka soo saartay mudo kororsigii golaha shacabka

Muqdisho-KNN-Kulamo saacadihii u dambeeyey magaalada Muqdisho uga socday siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Badbaado Qaran ayaa laga soo saaray war-saxaafadeed ka kooban afar qodob.

Read More
Somali News

Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo ka dhoofay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa goordhow ka dhoofay magaalada Muqdisho, iyagoo diyaarado u kala raacay  magaalooyinka Garowe iyo Kismaayo oo ay.

Read More
Somali News

Maxkamadda ciidamada Soomaaliya oo xukun adag ku riday askari dilay qof shacab ah

Beledweyne-KNN-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya qeybteeda 27-aad ayaa maanta xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya oo qof.

Read More
Somali News

Madaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyey boqolaal maxaabiis ah

Hargeysa-KNN-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta cafis u fidiyay maxaabiis gaareysa 484 oo ku xirnaa xabsiyada deeganada Somaliland. Wareegto ka soo baxday.

Read More
Somali News

Tirada tahriibayaashii ku dhintay xeebaha Jabuuti oo korortay

Ugu yaraan 42 qof ayaa geeriyooday markii doon ay maamulaan tahriibiyeyaal oo sidday 60 muhaajiriin ah oo kasoo cararay dagaalka Yemen ay gaddoontay.

Read More
Somali News

Mareykanka oo war ka soo saaray dib u doorashadii Ismaaciil Cumar Geelle

Djibouti-KNN-Mareykanka ayaa sheegay in uu lasii shaqeyn doono madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kadib guushii uu dhawaan ka gaaray doorashadii ka dhacday dalka.

Read More