Day: April 15, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (15-04-2021)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {15-04-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (15-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Mowliid Xaaji Cabdi  Iyo.

Read More
Somali News

Maxkamada G/Banaadir oo u yeertay eedeysanayaan loo haysto faafinta xogaha amniga qaranka

Warqad ka soo baxday Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa lagu amray 6 eedeysane oo loo heysto fal dambi oo la xiriirta faafinta xogaha amniga.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(15-04-2021)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Zeytuun Group, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Salaam, Muqdisho.Iskuulka Al-Huddawaxaa uu helay 10 Dhibcood,Halka.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga la qaadayo imtixaanka shahaadiga

WarSaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya  ayaa waxaa lagu sheegay imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee dugsiga sare, sanad dugsiyeedka 2020-2021.

Read More
Somali News

Nin dilay hooyadii oo xukun lagu riday

Maxkamada Gobolka Gobolka Bay, ayaa xukun dil toogasho ah ku riday Mukhtaar Ibraahim Isxaaq, ka gadaal markii uu Magaalada Baydhaba ku dilay Hooyadiis..

Read More
Somali News

Madaxweyneyaashii hore oo u guuray Waqooyiga Muqdisho

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh iyo Shiikh Shariif ay ka guureen  guryihii ay daganaayeen ee aagga.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay shirka Golaha wasiirada Puntland?

Madaxweynaha Dowlad-gobolleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir guddoomiyay shirka Khamiislaha ee Golaha wasiirada maamulka Puntland. Shirka ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii u.

Read More
Somali News

Golaha wasiirada Koofur Galbeed oo ka shiray amniga deegaanadaasi

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga.

Read More