Day: April 17, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (17-04-2021)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {17-04-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Shir looga hadlayay Amniga Galmudug oo ka dhacay Dhuusamareeb

Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad-gobolleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa maanta Guddoomiyay shir looga hadlay amiga deegaanada Galmudug, kaasi oo.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (17-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Somali News

Qarax lagu dilay Sarkaal ka tirsan Ciidanka DF oo ka dhacay Sh.Dhexe

Wararka naga soo gaaray gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay Qarax miino oo uu ku geeriyooday sargaal ka tirsanaa.

Read More
Somali News

MD Hirshabeelle iyo Madaxweyneyaashii hore oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Madaxweynayaashi hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud , Sheekh Shariif, Madaxweynaha Hirshabelle, Cali Guudlaawe Musharax Madaxweyne.

Read More
Somali News

Dikreeto: Axmed Madoobe bedalay saraakiishii ugu sareysay ciidamada Jubbaland

Kismaayo-KNN-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xilalkii ka qaaday qaar ka mid ah saraakiisha taliska ciidanka booliska iyo nabad sugida Jubbaland, isagoo u magacaabay.

Read More
Somali News

Eritrea oo qiratay in ciidankeedu ka dagaalameen gobolka Tigray

Dowladda Eritrea ayaa qirtay in ciidamadeeda ay ka qeybgaleen dagaalka gobolka Tigray ee waqooyiga Ethiopia laakin waxa ay wacad ku martay in ay.

Read More
Somali News

Farmaajo oo Afisyooni shir kula leh wakiillada Beesha Caalamka

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta teendhada Afisyooni ee xerada Xalane ka furmay shir u dhexeeya madaxweynaha mudo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo iyo wakiillada.

Read More
Somali News

Ciidamada Israa’iil oo maanta duqeymo culus ka geystay marinka Gaza

Milatariga Israel ayaa sheegay Sabtida maanta ah inuu fuliyay duqeymo cirka ah oo ka dhan ah bartilmaameedyo ku yaalla Marinka Gaza ka dib.

Read More