Day: April 19, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (19-04-2021)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {19-04-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

MW Farmaajo oo dhigiisa Kongo ka codsaday ‘in uu la heshiisiiyo mucaaradka’

Sida ay sheegtey madaxtooyada Koongo, madaxweyne Farmaajo ayaa ka codsaday dhiggiisa dalkaas in uu fududeeyo wada-hadal ay yeeshaan Dowladda federaalka Soomaaliya iyo xubanaha.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (19-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Mowliid Xaaji Cabdi.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhigiisa Koongo

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa la kulmay dhiggiisa Dalkaasi Felix Tshisekedi..

Read More
Somali News

AMISOM oo shaacisay in xubno ka tirsan Al-Shabaab lagu qabtay Sh/Dhexe

Muqdisho-KNN-Howlgal ay si wadajir ah u sameeyeen ciidanka xooga dalka iyo kuwa AMISOM, qaybtooda Burundi ayaa la sheegay in lagu soo qabtay dagaalamayaal.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Puntland oo maanta cafis u fidiyey 66 maxbuus

Garowe-KNN-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah cafis u fidiyay 66 maxbuus oo kamid ah maxaabiista ku xiran xabsiyada Puntland..

Read More
Somali News

Xiisad la xariirta Faransiiska oo ka dhex qaraxday dowladda iyo Islaamiyiinta Pakistan

Kow iyo toban sarkaal oo boolis Pakistani ah, oo ay qabsadeen taageerayaasha koox Islaamiyiin ah oo mayal-adag oo wada olole la doonayo in.

Read More
Somali News

Tottenham oo shaqada ka ceyrisay tababare Jose Mourinho

Kooxda Kubadda Cagta Tottenham ee horyaalka Premier League ayaa shaqada ka ceyrisay tababare Jose Mourinho, ayada oo kooxda ay qarka u saaran tahay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (19-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Cumar.

Read More