Day: April 20, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (20-04-2021)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {20-04-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

War-murtiyeed xasaasi ah oo laga soo saaray shirweynihii beelaha Hawiye

Shirweynihii Beelaha Hawiye oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey ayaa laga soo saaray war-saxaafadeed si adag loogu diiday muddo kororsiga labada sano ah ee.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (20-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Cabdulle Maxamed Iyo Axmed.

Read More
Somali News

Shir ka dhan ah muddo kororsiga madaxda DF oo Muqdisho ka furmay

Shirka Beelaha Hawiye ee ay ku diidan tahay moddo kororsiga labada sano ee Madaxweynaha muddo xileedkiisa dastuuriga uu dhamaaday ayaa goordhow la filayaa.

Read More
Somali News

Chad oo yeelatay madaxweyne cusub kadib geeridii Deby

General Mahamat Kaka, oo ah wiil uu dhalay madaxweynihii muddada dheer maamulayay Chad Idriss Déby, ayaa loo magacaabay hoggaamiyaha waddanka, wakaaladda wararka ee.

Read More
Somali News

Madaxweynihii dalka Chad oo dagaal lagu dilay

Saraakiisha ciidanka dowladda Chad ayaa shaacisyey in madaxweynihii dalkaas Idriss Deby uu u dhintay dhaawacyo ka soo gaaray jiida hore ee dagaal ay.

Read More
Somali News

COVID-19 oo weli ku sii faafaya Soomaaliya iyo dad badan oo maanta laga helay

Muqdisho-KNN-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad hor leh oo laga Cudurka Covid-19, kuwaasi oo baaritaano Caafimaad lagu sameeyay, kadibna laga helay xanuunka. Warbixinta.

Read More
Somali News

Fadeexad baasaboor oo ka taagan dalka Turkiga

Dowladda Turkey ayaa Isniintii sheegtay inay ballaarisay baaritaan lagu sameynayo tobaneeyo qof oo adeegsaday baasabooro gaar ah, oo ay dowladda bixisay, si ay.

Read More
Somali News

Minneapolis oo lagu soo gebagabeeyay dhegaysiga dacwada askarigii dilay George Floyd

Magaalada Minneapolis waxaa saacado ka hor lagu soo gebagabeeyay dhegaysiga dacwada askariga loo haysto dilkii George Flod oo ahaa nin madow ah. Qareennada.

Read More