Day: April 21, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (21-04-2021)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {21-04-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (21-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim Iyo Yoonis.

Read More
Somali News

IGAD “Hoggaamiyeyaasha Soomaalida, ka fogaada tillaabo kasta oo keeni karta iska hor-imaad”

Urur gobolleedka IGAD ayaa dhinacyada siyaasadda Soomaaliya ugu baaqday in ay is xakameeyaan kana fogaadaan tillaabo kasta oo keeni karta iska hor imaad..

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay Hoobiyeyaal lagu weeraray xaafado ka tirsan Muqdisho

Tiro hoobiyeyaal ah ayaa goor dhaweyd lagu garaacay xaafado ka mid ah degmooyinka Wardhiigleey iyo Boondheere ee magaalada Muqdisho. Goobjoogeyaal ayaa KNN u.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo guddoomiyay shir looga hadlay amniga

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey shirka gollaha amniga dowlad goboleedka koonfur galbeed. Shirkan ayaa waxaa ka.

Read More
Somali News

DFS oo kala dirtay guddigii lagu muransanaa ee Doorashooyinka

Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la kala diray guddigii lagu muran sanaa ee doorashooyinka, ka dib markii xildhibaanada Golaha Shacabka muddo kordhin.

Read More
Somali News

Puntland oo xukuno ku riday rag ka tirsan Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku ridday 8 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab. Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo.

Read More
Somali News

Angola oo Soomaaliya iyo Kenya u soo magacaawday hal safiir

Madaxweynaha Dalka Angola João Lourenço, ayaa Soomaaliya u soo magacaabay Safiir cusub, kaasi oo lagu magacaabo Sianga Abílio. Sidoo kale Safiirkaan cusub ayaa.

Read More
Somali News

Tallaabo uu qaaday wasiirka difaaca Sweden oo ka carreysiisay Turkey

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkey ayaa u yeertay safiirka Sweden ee Ankara, si ay uga ashtakooto xiriir dhex maray laba wasiir oo Swedish ah.

Read More