Day: April 22, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (22-04-2021)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {22-04-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (22-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Mowliid Xaaji Cabdi Iyo Cabdisataar.

Read More
Somali News

RW Rooble oo amaray in sharciga la hor-keeno dadkii ku lug lahaa Shaqaaqadii ka dhacday garoonka Aadan Cadde

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si adag uga hadlay shaqaaqadii saaka ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada.

Read More
Somali News

DF Soomaaliya oo digniin u dirtay dalalka Jabuuti iyo Kenya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo shacabka si toos ah ugala hadlayay Warbaahunta  Dowladda ayaa uga digay Dowladaha Jabuuti iyo Kenya.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Puntland oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Sool

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad-gobolleedka Puntland ayaa waxaa lagu magacaabay guddoomiyaha gobolka Sool. Gobolka Sool ayaa waxaa ku muransan Somaliland iyo.

Read More
Somali News

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Xamar Jajab

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Xamar Jajab, kadib markii 17 bishan.

Read More
Somali News

Ciidamada Puntland oo qabtay hub iyo dadkii watay

Laamaha kala duwan ee Amniga Gobolka Bari, ayaa xalay hawlgal qorshaysan ku qabtay koox rag ah oo hub iyo rasaas badan  watay. War.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay shaqaaqo ka dhacday Garoonka Aadan Cadde

Waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee caalamiga ee Aadan Cadde ka dhacay shaqaaqo u dhaxeysay ciidamo dharcad ah oo ka tirsan hay’ada Nabad sugida.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo qabsatay deegaano ka mid ah Ethiopia

Koox hubeysan ayaa la wareegtay gacan ku haynta degmo ku taalla waqooyiga bari ee dalka Ethiopia, ayaga oo sida lagu warramay dilay dad.

Read More