Day: April 23, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (23-04-2021)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (23-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Somali News

UK oo war ka soo saartay go’aankii Golaha Amniga ee Midowga Afrika

War qoraal ah oo ka soo baxay safiirka dowladda Uk ee u qaabilsan arimaha  Soomaaliya  ayaa waxaa lagu taageeray go’aanka Gollaha Amniga iyo.

Read More
Somali News

Jaamacadda Carabta oo ka digtay muddo kordhintii Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Cadil Bin Cabdiraxmaan Al Casuumi ayaa ka dalbaday Hogaamiyaasha Soomaalida inay dib ugu laabtaan miiska wada hadalka si looga fogaado.

Read More
Somali News

Taliska Booliiska Hirshabeelle oo soo saaray amarro la xiriira amniga

Taliska ciidamada Booliiska dowlad-gobolleedka Hirshabeelle oo soo saaray awaamiir cusub ayaa bulshada magaalada caasimada Jowhar ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan amniga, si.

Read More
Somali News

COVID-19: isbitaalada Hindiya oo Oxygen ka dhammaaday

Lix cisbitaal oo kuyaal caasimadda Hindiya ee Delhi ayaa waxaa gebi ahaanba ka dhamaaday Oksijiinkii ayadoo dhakhaatiirtuna ay sheegeen in cisbitaallo kale ay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (23-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Fardowso.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(23-04-2021)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Zeytuun Group, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Salaam, Muqdisho.Iskuulka Hanuuniye  waxaa uu helay 8.

Read More
Somali News

AFRICOM oo ka hadashay xaalada siyaasada Soomaaliya

Taliyaha Milatariga Mareykanka ee taliska AFRICOM General Steph Townsend ayaa khamiistii u sheegay golaha Senete-ka Mareykanka in welwelka ugu badan ee haatan ka.

Read More
Somali News

Hoggaamiyaasha Africa iyo kuwa Caalamka oo ku sii qulqulaya Dalka Chad

Hogaamiyaasha Africa iyo kuwa Caalamka ayaa kusii qulqulaya Dalka Chad si ay uga qeyb galaan Janaasada Madaweynihii la dilay ee Chad Idris Deby,.

Read More