Day: April 24, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (24-04-2021)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook.

Read More
Somali News

Nabadoon caan ahaa oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Koox ku hubeysan bastoolado ayaa galabta Nabadoonka Cabdullaahi Ciise Hilowle ku dishay agagaarka masjidka Turkiga ee xaafadda Jamhuuriya oo ka tirsan degmada Kaaraan.

Read More
Somali News

Militeriga dalka Indonesia oo war ka soo saaray Markab la weysanaa 3-maalmood

Milateriga Indonesia ayaa shaaciyay in uu degay markab Gujis ah oo la lala’aa tan iyo Arbacadii, lamana oga inay jirto cid ka badbaaday.

Read More
Somali News

Joe Biden oo ‘Xasuuq’ u aqoonsaday dilal ay Cusmaaniyiintu ka geysteen dalka Armenia

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Sabtida maanta ah xasuuq u aqqoonsaday dilalkii badnaa ee xilligii Dagaalkii Koowaad ee Adduunka ay boqortooyadii Cusmaaniyiintu ka.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {24-04-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Boolis iyo banaanbaxayaal isku fara saaray magaalada Kinshasa

Booliska Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo iyo dibedbaxayaal ayaa isku dhacyo ku dhex maray magaalada Kinshasha, kuwaas oo dhaliilsan dhowr weerar oo lagu soo.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (24-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali Iyo Mowliid.

Read More
Somali News

DF oo guddi baara u magacawday qalalaasihii ka dhacay garoonka Muqdisho

Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa magacawday Guddi soo baara shaqaaqadii Khamiistii ka dhacday Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Shaqaalo ka tirsan hay’adda socdaalka iyo.

Read More
Somali News

DF Soomaaliya oo ka Jawaabtay qaraarkii ka soo baxay Midowga Afrika

Muqdisho-KNN-Dowladda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay qaraarkii ka soo baxay Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay.

Read More
Somali News

Mareykanka oo soo jeediyay in Liibiya laga saaro ciidamada shisheeye

Wasaaradda gaashaandhigga dowlada Mareykanka, ayaa sheegtay in waddada kaliya ee Liibiya, looga baahan yahay ay tahay in dhammaan dhinacyada ay u hoggaansamaan heshiiskii.

Read More