Day: April 25, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (25-04-2021)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {25-04-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

UK oo war ka soo saartay xaaladda Muqdisho

Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dagaalada ka socda Muqdisho, iyadoo baaq u dirtay dhinacyadda ay dirirtu ka dhaxeyso ee ku.

Read More
Somali News

Midowga Musharixiinta oo war ka soo saaray xaaladda Muqdisho

Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa si kulul u canbaareeyay weerarkii lagu qaaday Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan.

Read More
Somali News

Midowga Yurub oo walaac ka muujiyay xaaladda Muqdisho

Wakiilka  gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa sheegay inuu ”Aad uga walaacsan yahay xaaladda Muqdisho”. “Waxaan aad.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (25-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Cabdulle Maxamed.

Read More
Somali News

Wasiirka Amniga oo beeniyay in ciidamada dowladda weerareen Xasan Sheekh

Wasiirka wasaaradda Amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa beeniyay in ciidamada dowladda ay weerareen hoyga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi.

Read More
Somali News

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo sheegay in hoygiisa ay weerar ku soo qaaday DFS

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa haatan ka soconaya dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada ilaalada siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Siyaasiga Cabdiraxmaan.

Read More
Somali News

Xasan Sheekh oo sheegay in howgiisa ay soo weerareen ciidamada dowladda

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku eedeeyay madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ciidan ka amar qaata ay.

Read More
Somali News

Dagaal culus oo ka socda degmada Cabdicasiis ee Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa haatan ka soconaya dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamo hubeysan oo ka soo horjeeda muddo.

Read More