Day: June 4, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (04-06-2021)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Uncategorized

50 Freispiele Ohne Einzahlung Für Dead Or Alive 2 Von Vulkan Vegas

Im zuge dieses Reviews haben alle Testanfragen sehr leicht funktioniert. Überrascht hat der mich etwas – dass bei Vulkan Vegas keine Kryptowährungen für.

Read More
Somali News

DFS oo si kulul ugu hadashay duqeyn ay ciidamada Kenya ka fuliyeen Gedo

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa duqeymaha joogtada ah ee ay geysanayaan diyaaradaha dagaalka Kenya ee lagu dilo laguna dhaawaco dadka.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (04-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali Iyo Amaal.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (04=06=2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Sakariye Maxamed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (04-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Dowladda oo ciidamada Asluubta ka wareejisay waddooyinkii ay joogeen

Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamadii asluubta ka qaaday barahii Kontroolada ee ay ku sugnaayeen, ka dib rasaastii ay is weedaarsadeen ilaalada madaxweynihii hore ee.

Read More
Somali News

DF Soomaaliya: “Maalmaha soo socda waxaa la furayaa jidadka ay jareen biyaha Wabiga”

Wasiirka wasaarada warfaafinta Soomaaliya, Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa ka warbixiyay xaaladda dadkii uu saameyay fatahaada webiga shabelle ka geystay uu magaalada Jowhar ee.

Read More
Somali News

QM oo sheegtay in malaayiin Soomaali ah ay wajahayaan cuno yari ba’an

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska isku duwida howlaha binu aadanimada ee Qaramada Midoobay ayaa shaaciyay in kabadan laba milyan iyo.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Denmark oo ansixiyay sharci ka dhan ah magangalyo-doonka ah

Baarlamaanka waddanka Denmark ayaa ansixiyey sharci waaxda socdaalka u oggolaanaya in ay u mustaafurin karto dadka magangelyo-doonka ee ku sugan dalkooda, kuwaas oo.

Read More