Day: June 8, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {08-06-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Puntland oo joojisay in imtixaanka Soomaaliland lagu qaado Sanaag

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladd goboleedka Puntland, ayaa maanta oo Talaado ah joojisay in Imtixaanaadka Somaliland la keeno Gobollada Sanaag. War.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Faransiiska oo meel fagaaro ah lagu dharbaaxay

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa lagu dharbaaxay goob fagaare ah xilli uu safar ku joogay koonfurta bari ee dalkaas, isaga oo ku guda.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Abwaanka {08-06-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Kulanka Abwaanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xamze Jaamac Xuseen:- Farsamadii:–Faarax.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (08-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (08-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Mowliid Xaaji Cabdi Iyo Cabdiqani.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (08-06-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Xamze.

Read More
Somali News

Beesha Caalamka oo war kasoo saartay doorashadii ka dhacday Soomaaliland.

Beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay doorashadii 31-kii May ka dhacday Soomaaliland, iyagoo sheegay in ay ka dhabeeyeen ballaan-qaadkii doorashooyinka, geeddi socodka ka qeybgalka.

Read More
Somali News

Puntland oo digniin u dirtay Soomaaliland

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa joojisay in Gobollada Sanaag iyo Haylaan la keeno imataxaanka Maamulka Soomaliand. War qoraal.

Read More
Somali News

QM oo sheegtay in dhalinyarada Soomaaliyeed ee loo qaaday Eritrea laga qeyb geliyay dagaalkii ka dhacay Itoobiya.

Warbixin dheer oo uu diyaariyay guddiga xaquuqda aadanaha ee Q,M ayaalagu shegay inay xog ku hayaan in ciidamo Soomaali ah ay ka qeyb.

Read More