Day: June 9, 2021
Somali News

Qaramada midoobey oo ka digeysa Macluul ka dhacda Wadanka Maynmar.

Qaramada Midoobay waxaa,ay ka digeysaa ‘dhimashada tirada badan’ ee Myanmar kadib 100,000 oo qof ay ka qaxeen dagaalada iyo Xasiloonindarada ka jirta Dalkaasi.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {09-06-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Trump oo taageeray go’aanka Nigeria dalkeeda uga mamnuucday isticmaalka Twitter-ka

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa ku ammaaney dowladda Nigeria sida ay ugga manuucday dalkeeda Twitter-ka, ka gadaal markii shirkaddu ay tirtirtey.

Read More
Somali News

Dagaal dhanka dhaqaalaha oo markale ka dhex bilowday Mareykanka iyo Shiinaha

Xukuumadda Beijing ayaa ka falcelisay qorshaha uu Mareykanku ku qarashgareynayo laba boqol iyo konton bilyan oo doolar si looga hortago awoodda dhaqaale ee.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Ciyaaraha {09-06-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-C/Raxmaan.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh”Madaxda talada heysa ayaa iibsatay dhalinyaradii la geeyay Eritrea”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan  Shiikh Maxamuud oo la hadlay warbaahinta ayaa mar uu ka hadlayay dhallinyarada Soomaaliyeed ee Eritrea ku maqan ayaa waxaa.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (09-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali Iyo Hanad.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Gaashaandhigga iyo Guddoomiyaha Maxkamadda

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadhaandhigga Xasan Maxamed Siciid Samatar Gacaliye ayaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (09-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Muuse Biixi oo la kulmay qaar ka mid ah xildhibaanada cusub ee Soomaaliland

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa isaga oo ka jawaabay baaq uu maanta usoo diray Cabdikariin Axmed Mooge oo ah kamid ahaa xubnihii.

Read More