Day: June 18, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{18-06-2021}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (18-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali Iyo Amaal.

Read More
Somali News

Kim Jong-un oo farriin u diray Mareykanka

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un ayaa sheegay in dalkiisa uu u baahan yahay inuu isku diyaariyo “wada xaajood iyo dagaal” lala galo Mareykanka,.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (18=06=2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Sakariye Maxamed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (18-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

WARBIXIN:Afduub loo geysanayo Soomaalida ku nool Kenya

Nairobi-KNN: Saacadihii lasoo dhaafay dalka Kenya waxaa ku sii xoogaysanaya beegsiga soomaalida, kuwaa  loo malenayo burcad ay u geysanayaan  afduub, jardil iyo dil,.

Read More
Somali News

Doorasho madaxtinimada Iiraan oo ka bilaabatay dalkaasi

Dadka reer Iiraan ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta ee tartanka madaxtinimo ee dalkaasi, iyadoo ay jiraan walaac laga qabo tirada dadka ka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (18-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Fardowso.

Read More
Somali News

Gen Odawaa oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Sh/dhexe

Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa faahfaahin ka bixiyay weerar ismiidaamin ah oo Al-shabaab ay ku qaadeen ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaalla.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (18-06-2021)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiraxmaan Shikh  Waxaana Marti Ku.

Read More