Day: June 21, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {21-06-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {21-06-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.net, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Tala-Wadag  qeybtiisa Siyaasadda, waxaana halkaan nooga soo jeedin doona – Maxamed Cabdiraxmaan.

Read More
Somali News

Ciidamada AMISOM oo baneeyay saldhig ku yaala Sh.Hoose

Dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa la wareegay deegaanka Marin Gubaaye ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaasi oo ay hore ugu sugnaayeen ciidamo ka tirsan.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Iran oo si kulul uga hadlay arrimaha Nukliyeerka

Madaxweynaha la doortay ee Iiraan, Ebrahim Raisi ayaa sheegay in heshiiska nukliyeerka ee 2015 uusan xaddidi doonin siyaasadda arrimaha dibadda ee Iiraan. Shir.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (21-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (21-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cali Ibraahim Cabdullaahi Ibraahim.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (21-06-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Xamze.

Read More
Somali News

Xafiiska R/wasaare Rooble oo lagu wareejiyey xubnaha kama danbeysta ah ee doorashooyinka

Kooxda Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku dhawaaqay in xubnahah guddiyada doorashooyinku soo xaroodaan ugu dambeyn Khamiista si loogu bilaabo.

Read More
Somali News

Wasiirka arrimaha dibadda Israel oo booqanaya Imaaraadka Carabta

Wasiirka arrimaha dibadda ee Israel Yair Lapid ayaa booqan doona dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta, waana booqashadii ugu horreysay ee rasmi ah islamarkaana heer.

Read More
Somali News

Dowladdii Sweden oo maanta la riday

Dowladdii Sweden ayaa maanta la riday kadib markii Stefan Lofven uu noqday ra’iisul wasaarihii ugu horreeyey dalka ee waaya codka kalsoonida, taasi oo.

Read More