Day: June 22, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {22-06-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Abwaanka {22-06-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Kulanka Abwaanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xamze Jaamac Xuseen:- Farsamadii:–Cabdiraxmaan.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (22-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xusein Cabdulle Maxamed Iyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (22-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble oo shir ku casuumay madaxda maamul goboleedyada

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka, kaasi oo ka dhici doono magaalada Muqdisho..

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (22-06-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Xamze.

Read More
Somali News

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo digniin ka soo saaray hay’addo la magacaabay

Aqalk sare ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta soo saarey war saxaafadeed, kusaabsan digniinta ku dhaqanka shuruuc, iyo dhismaha hey’addo sharci darro ah oo.

Read More
Somali News

Xisbiyada mucaaradka Itoobiya oo sheegay iney jiraan wax isdaba marin

Guddiga doorashada ee Itoobiya, ayaa muujiyey walaaca ay ka qabaan cabashooyinka la xiriira in wax is daba marin ay ka dhaceen goobihii codka.

Read More
Somali News

Saldhig Maraykanku Ciraaq ku leeyahay oo la weeraray.

BaqdadKNN: Gantaalo ayaa ku dhacay xero ay deganyihiin ciidamadaMaraykanka ee ku taala meel u dhaw caasimada dalka Ciraaq ee Baqdad.Warbaahinta Ciraaq ayaa baahisay.

Read More
Somali News

Ciidamada booliska Kenya oo baadi-goob ugu jira rag la af-duubtay.

Booliska kenya ayaa ka baadi goobaya Koonfurta Magaalada Mandera laba rag oo iyagu ka shaqeenayay dhismo laami ah kuwaa oo la rumaysan yahay.

Read More