Day: January 18, 2022
Barnaamijyo Xog Wareysi

Bar Xog Wareysi {18-01-2022}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo Kulanka KNN

Barnaamijka Kulanka KNN (18-01-2022)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Waqtiga la qabanayo doorashada guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka oo la shaaciyay

Muqdisho-KNN-Guddiga qaban qaabada doorashada Gudooonka ee Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada dadban ee heer federaal oo shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha. Guddiga qaabilsan qabashada doorashada.

Read More
Barnaamijyo Tala Wadaag

Barnaamijka Kulanka Abwaanka {18-01-2022}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Kulanka Abwaanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Burhaan Diini Faarax:- Farsamadii:–.

Read More
Barnaamijyo Warka Habeen

WARKA HABEEN 8:00PM (18-01-2022)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-     Xuseen Cabdulle Maxamed Iyo Axmed.

Read More
Somali News

Qarax kale oo caawa ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Qarax xooggan ayaa waxaa uu caawa ka dhacay agagaarka xaafada Tabakaaya Madow ee Degmada Dharkeenkey ee gobolka Banaadir. Goobjoogayaal ayaa KNN u sheegayin.

Read More
Somali News

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaminta ahaa ee ka dhacay maqaaxi ku taala meel u dhow.

Read More
Somali News

Tiro hoobiyaal ah oo caawa lagu garaacay Beledweyne

Beledweyne-KNN-Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in tiro hoobiyaal ah caawa lagu garaacay Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan. Goobjoogayaal ayaa KNN u.

Read More
Somali News

Faahfaahino ka soo baxay khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay degmada Wadajir

Muqdisho-KNN-Inta la xaqiijiyay 4 Qof ayaa ku geeriyootay, 10 kalana waa ay ku dhaawacmeen, kadib Markii Qof Xiran Jaakadda Qaraxa uu isku dhex.

Read More
Somali News

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay maqaaxi ku taala Degmad Wadajir

Muqdisho-KNN-Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay meel ku dhow xerada ciidanka Nac-naca ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Qofka ayaa.

Read More