Warar goor dhow ay tebiyeen warbaahinta Ruushka ayaa sheegaysa in diyaarad noocoodu uu ahaa l-410 ay ku burburtay wadankaasi Ruushka afar qof ayaa la xaqiijiyay inay Geeriyootay 15kalana ay dhaawacmeen.
Laamaha amaanka dalkaasi Ruushka ayaa waxa ay diyaarada burburtay ku wadaan baaritaano kala duwan oo lagu ogaanayo waxa sababay burburkeeda.


