Somali News

Abwaan Jaamac Kadiye oo ku geeriyooday Madaafiic ku dhacay Magaalada Laascaanood

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn ay Ciidamada Somaliland maanta ka geysteen magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Duqeynta ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dadka ku geeriyooday Madaafiicda ayaa waxaa kamid ah Abwaan Jaamac Kadiye oo kamid ahaa Abwaanada Soomaaliyeed.

Jaamac Kadiye ayaa caanka ahaa dhulka Soomaalida.

Wixii ka soo kordha halkaan kala soco