Beledweyne-KNN-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa waxaa uu amar dul-dhigay Maamulada Iskuuulada ku yaalla Maagalada Beledweyne ee Gobalkaasi.
Sidoo kale Warsaxaafadeedka ayaa waxaa ku saxiixan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Waxaa uuna Sheegay in tilaabo laga qaadayo cidii ka hor timaata amarka maamulka Gobalka Hiiraan.
Halkan ka akhriso Warqada.



