Uncategorized

Akhriso:-Galmudug oo ka hadashay Baaq la sheegay inuu ka soo baxay Xildhibaanada BFS ee laga soo doortay Galmudug.

Dhuusamareeb-KNN-War-saxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Galmudug ayaa looga hadlay Qoraal ay soo saareen Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya kaas oo looga hadlayay Xaaladda Siyaasadeed ee Galmudug.

War-saxaafadeedka ayaa lagu beeniyay in qoraalka uu ka soo baxay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Galmudug, waxaana loogu digay dad ay sheegeen iney abaabulayaan warar aan sax aheyn sida ay hadalka u dhigayn Masuuliyiinta Wasaaradda.

Hoos ka Riix si aad u aqrisato Warsaxaafadeedka Wasaaradda

Warsaxaafadeed Jawaab celin