Somali News

AKHRISO:-Golaha Iskaashiga M/Gobaleedyada oo Soo dhaweeyay Mooshinka.

Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay Golaha Iskaashiga Maamul  goboleedya daka jira dalka  ayaa waxaa ay ka hadleen Mooshinka laga keenay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Golaha Iskaashiga ayaa sheegay in ay taageerayaan  mooshinka Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ka gudbiyeen Madaxweynaha Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa ay sheegeen Golaha iskaashiga ee Maamul Gobaleedyada in  ay aad u soo dhaweynayaan Go’aanka Xildhibaanada ay uga horyimaadeen carqaladeenta  Siyaasada guracan oo ay sheegeen in uu hormuudka yahay Madaxweyne Farmaajo.

Halkan ka Akhriso