Somali News Uncategorized

(Akhriso) Gudiga doorashada KGS oo war soo Saaray.

Baydhabo-KNN-Gudiga doorashada Madaxtinimo ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray Shuruudaha musharaxiinta iyo Jadwalka doorashada.

Warqad ay gudiga soo saareen ayay ku soo saareen jadwalka iyo shuruudaha intaba  , hoos ka akhriso warqadda.