Uncategorized

Akhriso:-Isku aadka Tartanka Iskuulada sare bisha Ramadaan ee KNN

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta la sameeyay isku aadka tartanka iskuulada sare ee magaalada Muqdisho oo bisha barakeysan ee Ramadaan oo maalma qur ah ay naga xigaan ka dhici doono xarunta Idaacada kulmiye ee Muqdisho.

Tartanka oo ay ka qeyb gali doonaan 36 Iskuul oo ah kuwa sare ee magaalada Muqdisho ayaa sidaan is kugu aaday