Somali News

AKHRISO:-Jubbaland oo amar duldhigay musharixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha

Kismaayo-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay Golaha Amniga  ee Maamul Goboleedka Jubaland ayaa  looga hadlay amaanka deegaanada Jubbaland, iyagoona amaro soo saaray.

Amarkan ayaa waxaa uu si gaar ah u quseeya  musharrixiinta ka qeyb gelaya doorashada madaxtinimada  ee Maamulka Jubbaland.

Sidoo kale Golaha Amniga Jubbaland ayaa  shuruudo ku saabsan amniga waxaa ay duldhigeen  Musharaxiinta u taagan doorashada xilka madaxweynaha Maamulkaasi, iyagoona  looga digayo inay abuuraan wax kasta oo khalkhal amni horseedi kara.


Halkan Ka Akhriso