Somali News

AKHRISO:- Madaxweyne Gaas oo magacaabay Gudiga xalinta khilaafadka ee Puntland.

Garoowe-KNN-Cabduweli Maxamed Cali Gaas madaxweynaha maamulka Puntland  ayaa Maanta Magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Wakiilada maamulkaasi.
Guddiga oo ka kooban 8 Xubnood ayaa Shaqadooda waxa ay tahay soo xulida Xildhibaanada Puntland iyo ansixintooda.
Halkan ka akhriso.