Uncategorized

Akhriso Magacyada Guddiga loo Xilsaaray Kiiska C.kariin Qalbi-dhagax

 

Muqdisho–KNN–Shir guddoonka Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaaliga ah ayaa soo saarey guddi ka kooban 15 xubnood ee loo xilsaarey in ay ka soo baarnaadegaan warixbin dhamaystirana ka soo saaraan go’aankii Xukuumaddu ka gaartet C/kariin Qalbi-dhagax, oo ahaa sarkaal ka tirsanaa ONLF ee ka dagaalama dhulka Soomaalidu degto ee Itoobiya.

Guddiga ayaa amar ku qaba in laba maalmood gudahood ay yeeshaan kulankooda u horeeya, kaas oo ay ku dooranayaan maamulkooda isla markaana ku degsanayaan jadwalkooda shaqo ee warbixinta laga sugaayo.