Somali News

AKHRISO:-Masuuliyiin ka tirsan Sh.Dhexe oo isbadel lagu sameeyay

Jowhar-KNN-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle  ayaa isbedel ku sameeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Xubnaha  isbedel lagu sameeyay ayaa waxaa ka mid ah Guddoomiye ku xigeenada Gobolka, isagoona Magacaabay Xoghayaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Halkan ka akhriso