Uncategorized

Akhriso:-Puntland oo ka hadashay Khilaafka Golaha Shacabka.

Garowe-KNN-Golaha Wasiirada ee maamulka Puntland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Garowe ee xarunta Puntland waxay kaga hadleen Labo qodob oo kala ah amniga Puntland iyo Khilaafka Golaha Shacabka.

Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay khilaafka ka jira golaha shacabka Soomaaliya, waxa ay sidoo kale sheegtay in Khilaafka wax u dhimaya jiritaanka Dowladnimada Soomaaliya iyo rajadii shacabka Soomaaliyeed waxayna ku taliyeen la xaliyo khilaafka taagan.