Somali News

Akhriso:- Sharuudaha Musharaxiinta Puntland oo la shaaciyay.

Garowe-KNN-Guddiga doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland, ayaa maanta soo saaray jadwalka doorashada Madaxweynaha oo ku beegan 8-da bishaan.

Khudbadaha musharaxiinta ayaa la sheegay iney jeedin doonaan, Isniinta todobaadkaan,sidoo kale lacagta diiwaan gelinta ayaa la shaaciyay.

Halkaan ka aqriso sharuudaha iyo Jadwalka.