Jowhar-KNN-Wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilalka ka qaaday Gudoomiyaasha Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi, isagoona Magacaabay Gudoomiyaal Cusub.