Somali News

Akhriso : war murtiyeed laga soo saaray shirka Golaha Wadashiga Qaran

Shirka Golaha wadatashiga ee Dawladda Federaalka iyo Dawlad-gobolleedyada oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb, ayaa laga soo saaray qodobo ay kamid yihiin dagaalka Al-shabaab iyo xaaladda magaalada Laascaanood.

Hoos ka akhriso War-murtiyeedka