Uncategorized

Akhriso:-War-Murtiyeedkii laga soo saaray Shirkii Madaxda M/Gobaleedyada.

Baydhabo-KNN-Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay lagu soo gaba-gabeeyay Shirkii Madaxda Maamul Gobaleedyada ee ka socday Baydhabo 3-dii maalmood ee la soo dhaafay.

Golaha Iskaashiga ayaa soo saaray War-murtiyeed ka kooban waxyaabihii ay ka hadleen ee Amaanka, Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo.Arimaha Bini-aadinimada waxayna eedeen usoo jeediyeen Madaxda Dowladda.