Uncategorized

Akhriso:-War-saxaafadeed laga soo saaray Shir ka socday Dhuusamareeb.

Muqdisho-KNN-Magaalada dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa lagu soo gaba gabeeyay shir uga socday maamulka iyo ganacsatada deegaanada Galmudug.

Shirka ayaa looga hadlayay hormarinta ganacsiga Galmudug waxayna dhinacyada Shirka ay soo saareen Warmurtiyeed ku aadan qodobadii lagu hesheeyay.