Somali News

(Akhriso) Xildhibaanada Hirshabelle oo ka laabtay Mooshinka Madaxweyne Waare.

Jowhar-KNN-Madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed CabdI Waare ayaa Xalay waxaa magaalada Jowhar kulan kula qaatay Guddooomiyaha baarlamaanka iyo xildhibaano ka tirsan hirshabelle, waxaana ay kaga hadleen mooshinkii dhawaan laga gudbiyay Madaxweynaha.

Saacado aad u fara badan ayuu socday Kulanka, iyadoona markii uu soo dhamaaday kadib uu warbaahinta la hadlay  Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed, waxaa uuna Shaaciyay in Xildhibaannada Hir-Shabeelle ay ka noqdeen Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare.

Halkan ka Akhriso