Muqdisho-KNN-Gudiga Nabadgelyadda Gobolka Nugaal oo ay xubno kayihiin Gudoomiyaha Gobolka Nugaal,Duqa Caasimadda,Sarakiisha Ciidanka ayaa kulan ay ka qateen arrimaha nabadgelyadda Gobolka oo ay fadhiyo ka yeesheen.
Gudigu waxaa ay ka hadleen arrimaha dhulka oo ay sheegen in dhib badani ka dhacaan,waxaa kaloo ay ka hadleen sida loo xakamayn karo dhalinyarada magaaladda ka sameeya furashada Telefoonadda iyo Hubka lala soo galo Magaalada Garoowe.
Halkan ka Akhriso Qoraalka




