Muqdisho-KNN-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa xilka looga qaaday gudoomiyihii Degmada Baladweyne,isagoo magacaabay guddoomiye cusub.
Gudoomiyaha cusub ayaa waxaa lagu magacaabaa Degmada Beledweyne Maxamed Axmed Ibraahin (Foodcadde),kaasi oo bedelaya gudoomiyihii hore ee Degmadaasi Maxamed Cusmaan Qalaafow.
Halkan ka akhriso



