Muqdisho-KNN-Warqad ka soo baxday Xafiiska Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa waxa uu Maamul Cusub ugu sameeyey degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud.
Guddoomiyaha degmada Balanbale ayaa waxaa loogu Magacaabey Jaamac Xeyle Maxamed oo mar soo noqday Guddoomiyaha degmadaas,halka ku xigeen loo Magacaabay Cabdirisaaq Axmed Xalane.
Halkan ka Akhriso Warqada
