Muqdisho-KNN-War ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in puntland ay si dhamaystiran uga raali gelinayso Dawladda iyo Shacabka Koonfur Galbeed Ereyadii ay dhibsadeen ee ku jiray khudbadii Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee uu uga hadlayey Arimaha Dagaalamayaasha Alshabaab.
Halkan ka Akhriso



