Somali News

(Akhriso)Soomaaliya oo Safaarada Qatar Ee Muqdisho u fasaxday Inay Dhoofsato Duurjoog.

Muqdisho-KNN-Qoraal ah  ka soo baxay Wasaaradda Xanaanada xoolaha ee Dowalda Soomaaliya  ayaa Safaarada Qatar ee Muqdisho waxaa loogu fasaxay in ay dhoofsato 14 ka mid ah Duurjoogta.

Wasaarada ayaa waxaa ay sheegtay in Qatar loo fasaxay sigaar ah  in ay dhoofsato Xayawaanka Sagaarada, iyadoona wasaarada ay sheegtay  la baaray Caafimaadkooda,isla markaana loo fasaxay.

Halkan ka akhriso