Somali News

(Akhriso)Xildhibaan Mahad Salaad” Xabado ayaa la igu riday”.

Muqdisho-KNN-  Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa bartiisa Facebook-ga waxaa uu ku qoray Warbixin Dheeraad uu kaga hadlayay is hor istaag ay maanta ku sameeyeen ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya. 

Xidlhibaanka ayaa waxaa uu Sheegay  in Ciidamada ay xabado Ku fureen sida uu hadalka u dhigay.

Halkan ka ahriso Qoraalka Xildhibaanka