Somali News

Akhriso: Wararkii u dambeeyay ee Shirka Dhuusamareeb

Waxaa weli magaalada Dhuusamareeb ka soconaya shirka u dhexeeya madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada, kaasi oo looga hadlayo khilaafka ka taagan arimaha doorashooyinka.

Qodobada la isku hayo ayaa waxaa ka mid ah Arrinta gobolka Gedo oo ah qodobka sida adag la isugu haayo, mana jirto weli xal laga gaarin , iyadoo tan iyo shalay ilaa xalay ay madaxda qodobkaasi ka doodayeen.

Madaxda ayaa markale dood ugu socota magaalada dhuusamareeb, iyagoona gurfeynayo arimaha la xiriiraha khilaafka ka dhashay arimaha doorashooyinka.


Saacadaha Soo socda ayaa lagu wadaa in warmurtiyeed lagfa soo saarayo shirk aka socda Magaalada Dhuusamareeb