Bu’aale-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Shabaab ayaa xabsiga dhigay dad rayid ah, oo ay ku eedeeyeen in ay wax ka ogaayeen duqeyn xalay ka dhacday degmada Bu’aale ee xarunta gobolka Jubada Dhexe.
Habeenimadii xalay ayaa duqeyn aan la garan cidda fulisay waxaa lala beegsaday saldhig Shabaab ay ku lahaayeen gudaha degmada Bu’aale.
Al-Shabaab ayaa waxaa soo fuulayo culeys lixaad leh oo kaga imaanaya diyaarada duqeymaha la beegsanaya, duqeynta ugu badannna waxaa ugeesta diyaaradaha iswada ee Mareeykanku uu leeyahay.