Uncategorized

Al-shabaab oo Weerar ka geystay Magaalo Xeebeedka Lamu ee Dalka Kenya

Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in dagaalamayaal la rumaysan yahay inay ka tirsan yihiin dhaq dhaq dhaqaqa Al shabab ay weeraren gaari dad shacab ah oo kusocday inta u dhaxeysa Lamu iyo Garisa.
Goobjoogayaal ayaa sheegaya in ay afar qof uu dhawac kasoo gaaray werarkaasi,waxana ay xuseen in dagaalamayashi werarka so qaday ay u baxsaden dhanka keynta Boni.
Saraakiil katirsan laamaha amaanka kenya ayaa tilmaamay in askar badan loo diray goobta werarka uu ka dhacay.
Kenya ayaa waqti hore ka digay weraro horleh oo ay alshabab qorshenayan inay ka fuliyaan magalooyinka xeebaha dhaca.