Uncategorized

DAAWO:-Ambassador Keating oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Bilashada Bisha Ramadaan.

Muqdisho-KNN-Wakiilka Gaar-ka ah ee Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amabassador Micheal Keating ayaa Dhamaan Shacabka Muslimiinta, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo maanta kow ka ah Soomaaliya.

Ambassador Keating ayaa Shacabka Soomaaliyed ka dalbaday iney is cafiyaan, isu naxariistaan Islamarkaana ay is caawiyaan maadaama Bishaan ay tahay Bil Cibaado, waxa uuna u rajeeyay Nabad iyo Barwaaqo.

Hoos ka Daawo Ambassador Keating