Somali News

Antonio Gutteres oo cambaareeyay Weerarkii Al-shabaab ee ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Xog-hayaha Guud ee Qaramadd midoobay Antonio Gutteres aya cambaareey weerarkii Al-shabaab ay kusoo qaadeen Magaaladda Muqdisho, kaas oo ay ku dhinbtayn dad badna oo shacab ah.

Xog-hayaha guud ayaa u tacsiyeeyay qoysaska ay dadkoodu ay ku dhinteen Weerarkii Muqdisho wuxuuna sidoo kale caafimaad deg-deg ah u rijeeyay kuwa dhaawacmay.

Waxaa uu sidoo kale amaanay Jawaabta deg-degga ah oo ay ka bixiyeen Ciidamada ammaanka weerarka Rayidka lagu xasuuqay oo ay soo qaadeyn Al-shabaab.

 Xog-hayaha guud ayaa sheegay in uu aaminsanyahay in Dadka Soomaaliyeed aysan rabshaduhu ka hor istaageeynin Nabadda iyo Barwaaqadda mustaqbalka.

Wuxuuna ku celiyay taageeradda isbar-bartaaga QM ee Dowladda Faderalka ah ee Soomaaliya.