Somali News

Askari Boolis ah oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska gaar ahaan waaxda danbi baarista ee CID-da ayaa waxaa lagu dilay saaka degmada Waabari ee Gobolka Banaadir.

Koox hubeysan ayaa dilkan geysatay durbadiina goobta ayey isaga baxsadeen.

Dilalka qorsheysan  ayaa kusoo badanaya Magaalada Muqdsiho, wali Dowalddu lama imaan nidaam ay ku dajineeyso Caasimadda Muqdisho.