Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta ku soo laabtay Muqdisho kadib safar ugu maqnay dalka Jabuuti
Muqdisho-KNN-Wafdiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo saddaxdii maalin ee lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa